Yeremyaah 11:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, si aad ah ayaan awowayaashiin ugu digay tan iyo waagii aan iyaga dalkii Masar ka soo bixiyey iyo ilaa maantadan la joogo inta ka dhex leh, anigoo goor wanaagsan u digaya oo ku leh, Codkayga addeeca.

Yeremyaah 11

Yeremyaah 11:1-16