Yeremyaah 11:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Rabbigu wuxuu igu yidhi, Erayadan oo dhan ka dhex naadi magaalooyinka dalka Yahuudah, iyo jidadka Yeruusaalemba, oo waxaad tidhaahdaa, Axdigan erayadiisa dhegaysta oo yeela.

Yeremyaah 11

Yeremyaah 11:2-14