Yeremyaah 11:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, Rabbiga ciidammada oo adiga ku beeray ayaa masiibo kaaga hadlay, waana xumaanta dadka Israa'iil iyo dadka Yahuudah aawadeed, taasoo ay qudhoodu isku sameeyeen markay igaga cadhaysiiyeen fooxii ay Bacal u shideen.

Yeremyaah 11

Yeremyaah 11:14-23