Yeremyaah 11:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu wuxuu magacaaga u bixiyey Geed saytuun oo cagaar ah, oo qurxoon, oo midho wanaagsan. Cod buuq weyn ayuu dab kula daayay, oo laamihiisiina way wada jajabeen.

Yeremyaah 11

Yeremyaah 11:6-17