Yeremyaah 10:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bal maqla qaylada warka iyo rabshadda weyn oo xagga dalka woqooyi ka soo socota, oo markaas waxaa magaalooyinka dalka Yahuudah laga dhigi doonaa baabba' iyo meel ay dawacooyinku ku hoydaan.

Yeremyaah 10

Yeremyaah 10:13-25