Yeremyaah 10:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, adhijirradii way wada doqonoobeen, oo Rabbigana waxba ma ay weyddiin. Oo sidaas daraaddeed ma ay liibaanin, oo adhyahooda oo dhammuna way kala firidhsan yihiin.

Yeremyaah 10

Yeremyaah 10:19-25