Yashuuca 9:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxay u tageen Yashuuca oo jooga xeradii ku tiil Gilgaal, oo waxay ku yidhaahdeen isagii iyo raggii reer binu Israa'iilba, Annagu waxaannu ka nimid dal fog; haddaba sidaas daraaddeed axdi nala dhigta.

Yashuuca 9

Yashuuca 9:1-12