Yashuuca 9:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxay gashadeen kabo duugoobay oo la karkaray, oo waxay xidheen dhar gaboobay, oo kibistii ay soo sahaydeen oo dhammuna waxay ahayd mid engegan oo caaryaysatay.

Yashuuca 9

Yashuuca 9:1-8