Yashuuca 8:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed Yashuuca waa kacay, isagii iyo raggii dagaalyahannada ahaa oo dhammu, si ay Aacii u tagaan, oo Yashuuca wuxuu dooray soddon kun oo nin oo ah rag xoog leh, oo wuxuu diray goor habeennimo ah.

Yashuuca 8

Yashuuca 8:2-9