Yashuuca 8:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo Aacii iyo boqorkeedaba waxaad ku samaysaa wixii aad ku samaysay Yerixoo iyo boqorkeedii; alaabteeda iyo xoolaheedase waa inaad dhacdaan oo qaadataan. Oo magaalada xagga dambe ka gaad.

Yashuuca 8

Yashuuca 8:1-8