Yashuuca 7:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Yashuuca wuxuu kacay aroor hore, oo wuxuu reer binu Israa'iil u soo dhoweeyey qabiil qabiil, oo markaasaa waxaa la soocay qabiilkii Yahuudah.

Yashuuca 7

Yashuuca 7:12-22