Yashuuca 7:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kii laga helo alaabtii la xarrimay dab baa lagu gubi doonaa isaga iyo wuxuu haysto oo dhanba; maxaa yeelay, wuxuu ku xadgudbay axdigii Rabbiga, oo wuxuu reer binu Israa'iilna ku dhex sameeyey xumaan.

Yashuuca 7

Yashuuca 7:9-18