Yashuuca 5:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo maalintii Iidda Kormaridda ka dambaysay waxay cuneen hadhuudhkii dalkii ka baxay, kaas oo ahaa kibis aan khamiir lahayn, iyo hadhuudh la dubay, maalintaas qudheeda.

Yashuuca 5

Yashuuca 5:4-13