Yashuuca 5:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo reer binu Israa'iil waxay degeen Gilgaal; oo bisha maalinteedii afar iyo tobnaad markay fiidkii ahayd ayay bannaankii Yerixoo ku sameeyeen Iiddii Kormaridda.

Yashuuca 5

Yashuuca 5:9-14