Yashuuca 24:31 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Reer binu Israa'iilna Rabbigay u adeegi jireen waagii Yashuuca oo dhan, iyo waagii odayaashii ka nolol dambeeyey Yashuuca oo dhan, kuwaas oo ogaa kulli shuqulkii Rabbigu u sameeyey reer binu Israa'iil.

Yashuuca 24

Yashuuca 24:23-33