Yashuuca 24:30 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxay ku aaseen dalkii uu dhaxalka u helay oo ahaa Timnad Serah oo ku tiil dalkii buuraha lahaa oo reer Efrayim, oo xagga woqooyi ka xigta buurta Gacash.

Yashuuca 24

Yashuuca 24:24-33