Yashuuca 24:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Yashuuca erayadan ku qoray kitaabkii sharcigii Ilaah; oo dhagax weyn buu qaaday, oo wuxuu hoos qotonshay geedkii ku ag yiil taambuugga quduuskaa oo Rabbiga.

Yashuuca 24

Yashuuca 24:25-31