Yashuuca 24:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Yashuuca wuxuu dadkii ku yidhi, Rabbiga uma aad adeegi kartaan; waayo, isagu waa Ilaah quduus ah; oo waa Ilaah masayr ah, oo isagu idinkama cafiyi doono xadgudubkiinna iyo dembiyadiinna toona.

Yashuuca 24

Yashuuca 24:13-28