Yashuuca 24:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Rabbigu wuxuu horteenna ka eryay dadkii oo dhan, iyo xataa reer Amor oo dalka degganaa; oo sidaas daraaddeed annaguna waxaannu u adeegi doonnaa Rabbiga, maxaa yeelay, isagu waa Ilaahayo.

Yashuuca 24

Yashuuca 24:10-24