Yashuuca 2:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa labadii nin noqdeen; buurtii bay ka degeen, oo intay webigii gudbeen ayay u yimaadeen Yashuuca ina Nuun; kolkaasay u sheegeen wixii ku dhacay oo dhan.

Yashuuca 2

Yashuuca 2:21-24