Yashuuca 2:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasay tageen, oo waxay yimaadeen buurtii, oo halkaasay saddex maalmood joogeen, ilaa ay raacdadii ka soo noqotay; oo raacdadiina jidka oo dhan bay ka doondooneen, laakiinse ma ay helin.

Yashuuca 2

Yashuuca 2:21-24