Yashuuca 15:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo soohdintu waxay martay ilaa Beytxoglaah, oo waxay sii martay xagga woqooyi oo u dhow Beytcaraabaah; oo soohdintu waxay martay dhagaxii Bohan ina Ruubeen;

Yashuuca 15

Yashuuca 15:5-9