Yashuuca 15:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo soohdinta barina waxay ahayd ilaa Badda Cusbada leh, iyo tan iyo meesha uu Webi Urdun ku dhammaado. Oo waaxda woqooyi soohdinteeduna waxay ahayd badda gacankeeda u dhow meesha uu Webi Urdun ku dhammaado;

Yashuuca 15

Yashuuca 15:1-11