Yashuuca 14:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kuwanu waa dhaxalkii ay reer binu Israa'iil ka qaateen dalkii reer Kancaan, oo wadaadkii Elecaasaar ahaa, iyo Yashuuca ina Nuun, iyo madaxdii qabiilooyinkii reer binu Israa'iil ay u qaybiyeen.

Yashuuca 14

Yashuuca 14:1-2