Yashuuca 13:33 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse qabiilkii reer Laawi Muuse dhaxal ma uu siin. Waxaa dhaxal u ah Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa'iil, sidii uu kula hadlay iyaga.

Yashuuca 13

Yashuuca 13:30-33