Yashuuca 11:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Yashuuca wuxuu ku sameeyey iyagii wixii Rabbigu u sheegay; oo fardahoodii wuu boqno gooyay, oo gaadhifardoodkoodiina dab buu ku wada gubay.

Yashuuca 11

Yashuuca 11:1-12