Yashuuca 11:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markaasaa Yashuuca dib u noqday, oo wuxuu qabsaday Xaasoor, oo boqorkeediina wuxuu ku dilay seef; waayo, markaas ka hor Xaasoor madax bay u ahaan jirtay boqortooyooyinkaas oo dhan.

Yashuuca 11

Yashuuca 11:1-12