Xaakinnada 9:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Yootam orday oo cararay, oo wuxuu tegey Bi'ir, oo halkaasuu joogay cabsidii uu walaalkiis Abiimeleg ka qabay aawadeed.

Xaakinnada 9

Xaakinnada 9:11-26