Xaakinnada 9:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

haddii kalese, dab ha ka soo baxo Abiimeleg, oo ha laasto dadka Shekem iyo reer Millo; oo dadka Shekem iyo reer Millona dab ha ka soo baxo, oo ha laasto Abiimeleg.

Xaakinnada 9

Xaakinnada 9:16-29