Xaakinnada 8:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxay ugu jawaabeen, Annagoo raalli ka ah ayaannu ku siinaynaa. Kolkaasay maro gogleen, oo nin kastaaba wuxuu ku tuuray hilqadihii uu boolida u helay.

Xaakinnada 8

Xaakinnada 8:23-34