Xaakinnada 8:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddana Gidcoon wuxuu ku yidhi, Waxaan idin weyddiisan lahaa in ninkiin waluba i siiyo hilqadihii uu boolida u helay. (Waxay haysteen hilqado dahab ah, maxaa yeelay, waxay ahaayeen reer Ismaaciil).

Xaakinnada 8

Xaakinnada 8:22-25