Xaakinnada 6:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

waanan idinka soo samatabbixiyey gacantii Masriyiinta, iyo gacantii kuwii idin dulmi jiray oo dhan, oo kulligood intaan hortiinna ka eryay ayaan dalkoodii idin siiyey;

Xaakinnada 6

Xaakinnada 6:1-18