Xaakinnada 6:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo waxaan idinku idhi, Anigu waxaan ahay Rabbiga Ilaahiinna ah, oo waa inaydnaan ka baqin ilaahyada reer Amor oo aad dalkooda deggan tihiin; laakiinse idinku ma aydnaan dhegaysan codkaygii.

Xaakinnada 6

Xaakinnada 6:1-14