Xaakinnada 4:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo reer binu Israa'iilna waxay u qayshadeen Rabbiga, waayo, ninkaasu wuxuu lahaa sagaal boqol oo gaadhifardood oo bir ah, oo kaasu labaatan sannadood buu reer binu Israa'iil aad u cadaadinayay.

Xaakinnada 4

Xaakinnada 4:2-9