Xaakinnada 4:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Rabbigu wuxuu iyagii ka iibiyey boqorkii reer Kancaan oo ahaa Yaabiin oo xukumi jiray Xaasoor; oo sirkaalkii ciidankiisu wuxuu ahaa Siiseraa kaas oo degganaa Xaroshed tii Quruumaha.

Xaakinnada 4

Xaakinnada 4:1-3