Xaakinnada 20:48 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo raggii reer binu Israa'iil haddana way ku soo noqdeen reer Benyaamiin, oo waxay ku laayeen seef magaaladii oo dhan, iyo xoolihii, iyo wixii ay heleen oo dhanba; oo weliba magaalooyinkii ay heleen oo dhanna dab bay qabadsiiyeen.

Xaakinnada 20

Xaakinnada 20:39-48