Xaakinnada 20:47 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse lix boqol oo nin ayaa jeesatay oo waxay u carareen xagga cidlada iyo ilaa dhagaxii weynaa oo Rimmon oo waxay dhagaxii weynaa oo Rimmon joogeen afar bilood.

Xaakinnada 20

Xaakinnada 20:40-48