Xaakinnada 16:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay isagii ku tidhi, Sidee baad u odhan kartaa, Waan ku jeclahay, adigoo aanu qalbigaagu ila jirin? Bal eeg, saddex jeer baad igu majaajilootay oo iimana aad sheegin meesha xooggaaga weynu ku jiro.

Xaakinnada 16

Xaakinnada 16:12-25