Xaakinnada 16:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay qodob ku qodobtay oo ku tidhi, Samsoonow, reer Falastiin waa ku hayaan. Oo intuu hurdadii ka soo toosay ayuu rujiyey qodobkii iyo looxii dunta, iyo duntii dharsameeyaha.

Xaakinnada 16

Xaakinnada 16:12-19