Xaakinnada 15:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo aabbeheedna wuxuu yidhi, Sida runta ah waxaan mooday inaad nacday iyada, sidaas daraaddeed waxaan siiyey saaxiibkaa. Walaasheeda ka yari sow kama qurux badna? Haddaba waan ku baryayaaye, meesheedii ka qaado iyada.

Xaakinnada 15

Xaakinnada 15:1-3