Xaakinnada 15:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse wakhti yar dabadeed ayuu Samsoon xilligii sarreenka la goosan jiray soo booqday naagtiisii, isagoo orgi yar wada. Markaasuu yidhi, Naagtayda waxaan ugu tegayaa qowladda. Laakiinse aabbeheed uma uu oggolaanin inuu u tago.

Xaakinnada 15

Xaakinnada 15:1-3