Xaakinnada 11:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu Yeftaah ku yidhi odayaashii reer Gilecaad, Haddaad mar kale dalkii iigu celisaan inaan reer Cammoon la diriro, oo Rabbigu iyaga gacanta ii soo geliyo, de markaas madax ma idiin noqonayaa?

Xaakinnada 11

Xaakinnada 11:1-13