Xaakinnada 11:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo odayaashii reer Gilecaadna waxay Yeftaah ku yidhaahdeen, Taas Rabbigu ha ka noqdo marag inoo dhexaya; oo hubaal waxaannu yeelaynaa siduu eraygaagu yahay.

Xaakinnada 11

Xaakinnada 11:4-11