Xaakinnada 11:39 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo labadii bilood dabadeed ayay ku soo noqotay aabbaheed, oo isna wuxuu ku sameeyey sidii uu nidarka ku galay; oo iyana nin ma ay aqoon. Oo reer binu Israa'iilna waxaa caado u ahaa,

Xaakinnada 11

Xaakinnada 11:38-40