Xaakinnada 11:38 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu yidhi, Tag. Oo intii laba bilood ah ayuu iska diray; oo iyadii iyo saaxiibadaheedba way tageen, oo bikradnimadeedii ayay buuraha ugu soo baroorteen.

Xaakinnada 11

Xaakinnada 11:32-40