Wacdiyahii 9:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba jacaylkoodii iyo nacaybkoodii iyo hinaasiddoodiiba way wada baabbe'een, oo innaba qayb dambe kuma lahaan doonaan waxa qorraxda hoosteeda lagu sameeyo oo dhan.

Wacdiyahii 9

Wacdiyahii 9:1-11