Wacdiyahii 9:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, kuwa noolu way og yihiin inay dhiman doonaan, laakiinse kuwa dhintay waxba ma oga, oo innaba abaalgud dambe ma heli doonaan, waayo, iyaga waa la illoobay.

Wacdiyahii 9

Wacdiyahii 9:1-8