Tirintii 4:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo tanuna waa qolooyinka reer Gershoon hawshooda ku saabsan teendhada shirka; oo shuqulkooduna waa inuu ka hooseeyaa gacanta Iitaamaar ina Haaruun ee wadaadka ah.

Tirintii 4

Tirintii 4:27-35