Tirintii 4:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo reer Gershoon waa inay amarka Haaruun iyo wiilashiisa ku qabtaan waxa ay qaadaan iyo shuqulka ay qabtaan oo dhan; oo idinku waa inaad ku amartaan waxay qaadayaan.

Tirintii 4

Tirintii 4:26-33