Tirintii 35:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo lixdaas magaalo waxaa magangeli doona reer binu Israa'iil iyo shisheeyaha iyo qariibka iyaga dhex deggan, si uu ku alla kii qof kama' u dilaa ugu cararo.

Tirintii 35

Tirintii 35:7-20